Ciidamo badan oo saakay lasoo dhoobay Muqdisho iyo Wadooyin badan oo la xiray

Waxaa saakay ciidamo badan oo sugaya amaanka lasoo dhoobay qaar kamid ah wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho gaar ahaan wadooyinka Maka Al Mukarama iyo Wadnaha. Ciidamadan lasoo dhoobay wadooyinka ayaa diidaya in gaadiidka dadweynaha ay maraan wadooyinka, waxa ayna ciidamadan u muuqdaan kuwa feejigan oo koox koox wadooyinka u socda. Sida aan wararkja ku … Continue reading Ciidamo badan oo saakay lasoo dhoobay Muqdisho iyo Wadooyin badan oo la xiray